Madaxweyne Lafta Gareen oo magacaabay Taliyaal Ciidan (Akhriso Magacyada)

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa lagu magacaabay taliyaal ciidan uu yeelanayo maamulkaasi. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Wareegtada kasoo baxday ayaa lagu magacabaay Taliyaha ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed oo loo magacaabay  Yoosin Aadan Xasan halka taliye kuxigeena loo magacaabay Cabdulle Isaaq Ibraahim. Wareegtada ayaa sidoo kale lagu magacaabay Taliyaha howlgelinta Ciidanka Koonfur … Continue reading Madaxweyne Lafta Gareen oo magacaabay Taliyaal Ciidan (Akhriso Magacyada)